ILAYS TV LIVE

ILAYS TV  LIVE TV-GA QARANKA OGADENYA Ilays Tv: waa Television-ka kaliya ee ku hadla afka ururka ONLF,matalana shacabka Ogadenya ee Abasiniya gumaysato. Guul iyo Gobonimo

Fonctionnement normal

23/11/2020
Daawo Gudoomiyaha ONLF oo Soogaaray Magaalada Jigjiga

Daawo Gudoomiyaha ONLF oo Soogaaray Magaalada Jigjiga

I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of Eagle Press, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State. I Create Somali News Every day. Eag...

Hawlgalkii Gogol-Xaadh Gobolka Af-dheer
13/11/2020
Hawlgalkii Gogol-Xaadh Gobolka Af-dheer

Hawlgalkii Gogol-Xaadh Gobolka Af-dheer

I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of Eagle Press, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State.I Create Somali News Every day. Eag...

Wafti heer sare ah ka socda ururka ONLF oo Gaadhay Gobolka Sitti iyo Magaalada Diridhaba. Wafti uu Horkacayo Gudoomiye K...
01/11/2020

Wafti heer sare ah ka socda ururka ONLF oo Gaadhay Gobolka Sitti iyo Magaalada Diridhaba.

Wafti uu Horkacayo Gudoomiye Kuxigeenka ONLF Mudane Riyaale Xaamud Axmed kuna Weheliyaan Xoghayaha Galaha Dhexe Halgame Mohamed Sharif Cumar iyo Xubno kale oo Gudiga Fulinta ah.

Socdaalka Waftigan ayaa ujeed kiisu ahaa inuu Ururku usoo Tacsiyeeyo Lanaqaybsado dareenka Xanuunka leh ee ay dareemayaan Bulshada ku Nool Gobolka Sitti.

Wafti ayaa ugu horayn ku booqday Ugaaska Beesha Ciise Ugaas Mustafe Qasriga Uu ka Daganyahay Magaalada Diridhaba .

Waxaa ugaaska Weheliyay 12ka Aqal oo ah Qaab dhismeedka Guurtidiisa iyo Qaar kamida ehelada Dadkii lagu xasuuqay dhul ka sokeeya Xadka uu Gobolku lawadaago Maamulka Canfarta.

Waftiga JWXO, Ugaas Mustafe iyo Guurtidiisa Ayaa waxaa Dhexmaray Is Xogwaraysi dhinacyo badan Taabanaya.

Masuuliyiintan ayaa Sidoo Kale inay Kormeeraan Qaab usocodka Hawlaha ururka ee ismaamulka Diridhaba iyo Gobolka Sitti.

ONA Diridhaba

31/10/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Qaybtii 2aad Iyo Barnaamijkii Fanka & Hal'abuurka oo Marti Noogu yahay Abwaan Cabdi Xassan Baaruud.

Wakhtiga Doorashada  Dalka Itoobiya oo la shaaciyay.Gudiga Doorashooyinka Itoobiya  Ee magaciisa loosoo Gaabiyo NEBE aya...
30/10/2020

Wakhtiga Doorashada Dalka Itoobiya oo la shaaciyay.

Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Ee magaciisa loosoo Gaabiyo NEBE ayaa shaaciyay Wakhtiga Rasmiga ah ee laqaban doono doorashada Guud ee dalka Itoobiya.

Gudiga ayaa sheegay In dhamaadka bisha Shanaad ilaa bilowga bisha lixaad ee sanadka soo socda laqaban doono doorashada Guud ee dalka Itoobiya.

Gudiga ayaa sheegay in is diwaangalinta Cod bixiyayaasha labilaabmi doonto badhtamaha bisha koobaad socona doonto ilaa usbuuca sadexaad ee bisha labaad.

Diiwaan galinta murashixiinta Ayaa la bilaabi doonaa bilowga bisha Labaad waxuuna socon doonaa ilaa dhamaadka bisha labaad.

Ugu danbayna Gudiga doorashooyinka Heer qaran ayaa sheegay in ololaha doorashada bilaaban doonto badhtamaha Bisha labaad ee sanadka soo socda socona doonto ilaa Xiliga doorashada loo dareerayo.

Shacabka Somalida Ogadenya/Soomali State ayaa wuxuu u badan yahay kuwa ku nool inta badan dhulka miyiga ah mana haystaan mustawaqo, waxaan ugu baaqaynaa inay qaataan mustawaqaha intaan haysan isna diwaan galiyaan si ay codkooda udhiibtaan.

ONA.

29/10/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqa Siti.

28/10/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Khudbadii Tarikhiga ahayd Ee Madaxwaynihii Hore Ee DDS Mudane Khadar Macali Cali. Iyo Xafladii Lagu Taagerayay ONLF

27/10/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Nolol La aanta Kajirta Tulada Wabiyar Ee Dagmada Qabridahar

09/09/2020
Dalsan Online

Dalsan Online

Magacaygu Waa Maxamed xasan Waxaa iga Lumay Geel Intaan Baadi Doonka kujiray Ayaan Soo hadh galay Reer Waan is garanay Waxaana la ii Goglay Geed Reerka Korkiisa ah,

Aniga oo jiifa ayaa Waxaan Ku toosay Ciyaal Ku ciyaaraya Dhagxaan oo leh Ereyadan aad maqashaan.

Goobta gobolka nogob degmada sagag tuulada ciidadoow.

Wiilashu waa 4 sano jir Magacyadooduna
1 amiin yasiin
2 abdirixmaan axmed

Waxay leeyihiin ONLF waa dawlad oo dalka iyagaa maamuli.

30/08/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Wacdarihii Soodhawaynta Gudoomiyaha JWXO Iyo Dagmada Ceelwayne

Jaaliyada Ogadeniya ee Denmark oo si wayn maanta u xustay Sanad Guuradii 36 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wa...
29/08/2020

Jaaliyada Ogadeniya ee Denmark oo si wayn maanta u xustay Sanad Guuradii 36 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO. Xaflada Ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubna sare oo jabhada ka tirsan. Xaflada Ayaa waxaa khubad qiima badan ka soo jeeday ku-xigeenka hogaanka jaaliyaadka reer ogadenya mudane Abdullahi Ileye, gudoomiyaha Jaaliyada denmark Omar Mohamed Adan iyo mudane Mohamed Ali xubin gole dhaxa ah. Xaflada Ayaa ku soo gaba gabowday jawi qiima badan.

ONA. Denmark

24/08/2020
Ogaden News Agency ONA

Ogaden News Agency ONA

Daawo: Sidii Lugu Sodhaweyay Dagmada Cayuun Waftigii JWXO Ee Oo Hogaminayay Gudomiyaha JWXO Dr Abdirahman Sheikh Mahdi Maadey

24/08/2020
Daawo Xafladii Sannad Guuradii 36aad iyo Dhagaxbuur

Daawo Xafladii Sannad Guuradii 36aad iyo Dhagaxbuur

I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of Eagle Press, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State. I Create Somali News Every day. Eag...

Adresse

Allee Julles Massenet
Paris

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque ILAYS TV LIVE publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à ILAYS TV LIVE:

Vidéos

événements/lieux á proximité


Commentaires

Waxaan idinku salaamayaa
asc.rabadan.kariim rabadankan.kisakale.alle.hainagugaadhsiiyo.cafimad.iyo.amaan.iyo.xornimo.iyo.guul.wayn.bishan barakaysan fadlikayda ilahay ha inacafiyo cadowgaynana kuweekagulayta rabi ha inakadhigo umadaynana muwafaqo rabi hasiyo beshabarakaysan fadlikayda am..n
Waxaa si habsami leh uga qabsoomay dagmada sagag shir ay soo abaabuleen xubnaha ugu sareeya xisbiga onlf ee d.sagag kaas oo ay ka soo qayb galeen taagerayaasha xisbiga iyo shacabka degmada sagag shirkan oo saaka ka qabsoomay xafiiska ay kuleeyihiin degmada sagag shirkan oo ahaa mid abaabul iyo wacyi galin ah kaas oo loogu sii gogol xaadhayo doorashada
Aadbaan usalaamayaa ilays
Waa shir baadhan oo kadhacay dagmada xamaro manta waxana qabtay shirka xisbiga onlf waxuna ku saab sanaa warbixin dhamastisan iyo abaabul sifiican ayuu uqabsomay
ILAS VIA
Asc
Asc afmeer yv
wan uhanbalyanhayaa shirwaynaha jwxo
Cabdi naasir jwxo