SSN KU XIDHNOW PAGE KAN WAXA AAD HALLKAN KA LA SOCON DOONTAA WARARKII AMA DHACDOOYINKII UGU WAAWAYNAA DUNIDA MARBA XILIGAA TAAGAN

Fonctionnement normal

"Hay'adaha gargaarku waxay isku dayayeen in hub si sharci darro ah ay ku siiyaan kooxaha argagixisada ah"Wasiirka arrima...
13/06/2021

"Hay'adaha gargaarku waxay isku dayayeen in hub si sharci darro ah ay ku siiyaan kooxaha argagixisada ah"
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya

"Hay'adaha gargaarku waxay isku dayayeen in hub si sharci darro ah ay ku siiyaan kooxaha argagixisada ah"
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya

Sheekadda Ninkii Ducadda Loogu Yeedhay: Kulanka Madaxweynaha iyo Cabdikariim Axmed Mooge.Waxaa qoray: Jamaal Cali Xuseen...
09/06/2021

Sheekadda Ninkii Ducadda Loogu Yeedhay: Kulanka Madaxweynaha iyo Cabdikariim Axmed Mooge.

Waxaa qoray: Jamaal Cali Xuseen

Beri ayeey reer duceysteen oo adhi badan la qalay. Nin ka mid ah xertii loogu yeedhay ducadda ayaa is yidhi ducadan hilibka badan la cunayo uga faa’idee inaadeerkaa oo quraankana wax ha ka akhriyo, hilibkana wax ha ka cunee bi’i waaye ninka u yeedh kolay meel halkanuu ku saruuradaysan yahoo kolayba ishaa hilib la’aan baa u yeeshee. Kolkii ducaddii la yimid oo ninkii xerta ka mid ahaana inaadeerkii xer ahaan ku soo kaxeeyey ayaa xertii bilowday quraankii.

Kolkii la wareejiyey in quraankii la akhriyo ee uu nin walba Yaasiin akhrinayey ayuun buu ninkii xerta layskaga soo daray ee inaadeerkii u yeedhay uu isagu mar walba Wal-casri ku cel-celiyaa. Kolkay dhowr jeer soo wareegtay ee uu marwalba Wal-casri ninkii akhriyey ayaa kolkii danbe ninkii Xerta ku jiray ee soo kaxeeyey ayaa si yaroo canaan leh dadkii kale oo maqlaya ugu odhanaya “Waar dee Yaasiin baa la akhriyayaa.” Dadkii oo jawaabtiisa sugaya ayaa ninkii la soo kaxeeyey odhanaya, “Waar Walcasrina quraanka ha ka saarin, anigana xerta hayga saarina!”.

Waar imika Abdikariim Axmed Moogana mucaaridow ninku Mayor buu rabaaye garta oo mayornimadda ha ka saarina; waar idinkuna muxaafidoow ninku xisbi mucaarid buu ka soo baxay oo cod aynaan arag buu keenaye la shaqeeya.

Saaxiibkay iyo walaalkay Cabdikariim Axmed Mooge aad iyo aad ayaan u hanbalyeeynayaa uguna duceynayaa. Waa shakhsi qiimo badan leh. Horta kulanka uu ku arkay madaxweynaha maanta waa shax wanaagsan oo uu ciyaaray. Nin cod badan ku soo baxay oo maayarnimo rabaa maaha inuu colaadaysto madaxweynaha kursiga ku fadhiya, Ilaahay ha guuleeyee, Mayor kastoo yimaadana khasab bay ku tahay inuu xukuumadda la shaqeeyo. Mayoraddii aanu berigii mucaaridka ka soo saarnay kuligood waa kuwii xukuumadda la wada shaqeeyey ee idinkuna shiciboow taasi ku biyo caba. Guul iyo Gobanimo.

Ilo-xogogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in madaxweyne Biixi, maanta Cabdikariin Axmed Mooge, u ballanqaaday in uu ku dhisayo ...
09/06/2021

Ilo-xogogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in madaxweyne Biixi, maanta Cabdikariin Axmed Mooge, u ballanqaaday in uu ku dhisayo jagada Maayirnimo ee uu doonayo.

Siciid Jaamac Cali, ayaa sidoo kale loo gartay xilka ku xigeenka Maayirka Hargeysa.

Xisbiyada Mucaaradka ayaa hore isugu afgaran waayay jagada Maayirka Hargeysa cidda loo sharaxayo.

Isbaheysi Siyaasaddeed ayay ku dhawaaqeen xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
06/06/2021

Isbaheysi Siyaasaddeed ayay ku dhawaaqeen xisbiyada Mucaaridka Somaliland.

Isbaheysi Siyaasaddeed ayay ku dhawaaqeen xisbiyada Mucaaridka Somaliland.

Waxaa hada lagu dhawaaqay Natiijadii Golaha Deegaanka Hargaysa waxaana loo xisbiyadu u Kala heleen sidan WADDANI, 7 XILD...
05/06/2021

Waxaa hada lagu dhawaaqay Natiijadii Golaha Deegaanka Hargaysa waxaana loo xisbiyadu u Kala heleen sidan
WADDANI, 7 XILDHIBAAN
KULMIYE, 6 XILDHIBAAN
UCID, 4 XILDHIBAAN

Waxaa hada lagu dhawaaqay Natiijadii Golaha Deegaanka Hargaysa waxaana loo xisbiyadu u Kala heleen sidan
WADDANI, 7 XILDHIBAAN
KULMIYE, 6 XILDHIBAAN
UCID, 4 XILDHIBAAN

Madaxweynaha Masar, Abdifitah Al-sisi oo booqasho taarikhi ahi uga bilaabantey Jabuuti, booqashada siisi ee Jabuuti ayaa...
27/05/2021

Madaxweynaha Masar, Abdifitah Al-sisi oo booqasho taarikhi ahi uga bilaabantey Jabuuti, booqashada siisi ee Jabuuti ayaa kusoo beegmaysa xili xiisada Masar kala dhaxaysa Itoobiya ay cirka isku shareertay isla markaana ay Qaahira Gobolka ka wado abaabul balaadhan iyo xulafeysi ay ku dooneyso iney cadaadis ku saarto Itoobiya.

@freepalestine
20/05/2021

@freepalestine

@freepalestine

Adresse

Paris

Téléphone

+441355640008

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque SSN publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à SSN:

Vidéos

Autres Évènement à Paris

Voir Toutes

Commentaires

Wa buux batal waxanjooga dalka ithobiya deegankan somalida
asc
Mambo
Waaduni sirgacanooh .aakhiro samaalee
MADAXWAYNA KUSHEEGA DALKA MASAR CC WAXUU WEHEL KADHIGTAY YUHUUDA MARYAKANKA IYO FARCES TAASOO MUUJINAYSA Nacaybka kabuuxa cc isga oo umalaynaya innuu kusiijoogikaro soodhowaynta Gaalada waqti Aan dheerayn waxaan Filayaa in waqtigiisu soogebagebobo cc iyo kuwa lamidka ah sida Maxamed binu salmaan iyo wiika uu dhalay sheekh saayid bunu suldaan koonkan alle ayaa maamula wuuna Arkaa waxay kusamaynayaan muslimiinta Adduunka
Asalamu Calaykum dhaman walalaha jecel kheyrka waa hooyo Habibo Abdirahman Aden oo kuxanunsan xerada qaxootiga ee dhadhaab Kenya Gaar ahan dhagahaley baris dheer kadib dhaqatiirtu waxay yirahdeen dawadeeda waxa kubaxaya adoon garayo 25000$ waxay xanunsan tahay kudhawaad 9 sano kala xariir sheeq Aden Abdi Aden +254726657385